Turkiga oo askar badan looga dilay Dagaal  ka dhacay Waqooyiga Siiriya

Ciidamada Milatariga Turiga ee howlgalka kawada Waqooyiga Siiriya gaar ahaan gobolka Afrin ayaa shalay dagaal xoogan la galay dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Jabhada Kurdiyiinta . Dagaalka shalay dhax maray Milatariga Turkiga iyo Jabhada Kurdiyiinta ayaa waxaa ka dhashay khasaaro xoogan oo labada dhinac soo gaaray, waxaana dagaalkaasi uu ka dhacay goobo kala duwan. … Continue reading Turkiga oo askar badan looga dilay Dagaal  ka dhacay Waqooyiga Siiriya